admin

admin

Madaxweyne Biixi oo Caawa Hoygiisa Ku Booqday Axmed Silaanyo

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa waxaa uu gurigiisa ku booqday caawa fiidkii Madaxweynihii Afraad ee Jamhuuriyadda Somaliland, ahna aas-aasihii…

Faah Faahinta kasoo Baxaysa Khasaaraha Ka Dhashay Dab Xooggan Oo xalay ka kacay Suuqa Banaadir Ee Magaalada Muqdisho.

Waxaa xalay wakhti dambe lagu guuleystay daminta dab xooggan oo ka kacay goobo ganacsi oo ku yaala Isgoyska Banaadir ee…

Siyaasi Cabdilaahi Cukuse Oo Ka Dayriyay Xaalada Siyaasadeed Ee Dalka Iyo Suurto Galka Wahadal Udhexeeya Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka!

siyaasi cabdilaahi cukuse oo katirsan xisbiga wadani ayaa ka dayriyay in ay suurto gal tahay in ay qabsoomaan wada hadal…

muhaajiriintii Ugu Horreeyey Ee Laga soo Celinayo Dalka UK Oo la Keenayo Rwanda!

Qeybtii ugu horreysay oo ah dad magangalyo doon ah oo laga soo qaadayo dalka UK, taasi oo qeyb ka ah…

“Cadaalada Habarjeclo Waala Eegayaa” Gudoomiye Xirsi.

Gudoomiyaha xisbiga waddani xirsi cali xaaji xasan oo ka hadlay madal kulmisay haldoorka beelaha bariga burco iyo galbeedkeena goob joogna…

Friday, May 20, 2022 “Somaliland Iyo Somaliya Waxa Dhextaagan Arin Siyaasadeed, Oo Salka Ku Haysa Boogihii, Kumana Xalismayaan Cuna-qabatayn”Madaxwayne Xasan Sheekh.

Madaxwaynaha cusub ee dhawaan loo Doortay somaliya Xasan sheikh maxamuud oo waraysi lala Yeeshay wax lagaga waydiiyay mawqifkiisa siyaasadeed eek…

Caaqilkaas Burco Ka Hadlay Way ka Hoostaye, Habluhu Waa Isku Wada Mid, Mana kala jiraan Hablo Loo Guursado In Cod Lagu Helo Iyo Qaar….”Abwaan Weedhsame.

Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil “Weedhsame” oo ka mid ah hal Abuurka reer somaliland ayaa ka dareen celiyay caaqil Cabdirasaaq Askar…

Xukuumadda oo Jawaab Kulul Ka Bixisay Mudaharaadyadii Cirro Ku Baaqay

Wasiirka Wasaarada Arrimaha Guddaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa waxaa uu jawaab kulul ka bixiyay mudaharaadkii uu ku baaqay musharaxa…