admin

admin

Shacaboow Mid Ogaada, Yaan Laga Sasin Buuqa Iyo Muranka Asxaabta, Waana Meel Talo Lagu Wadaagayo Oo Ra’yiyo Kala Duwan Baa La Isla Jiidhayaa” Madaxwayne Biixi

N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shacabka u sharraxay ujeeddada ay salka ku hayso cabashada kasoo yeedhaysa axsaabta…

Maayarka Magaalada Gabiley Oo Kala Diray Shaqaalaha Ka Shaqaynaya Diwaangalinta Hantida Maguurtada Ah

Gabiley(Haldoornews)-Dawlada hoose ee gabiley ayaa maanta sirasmi ah ubilowday diwaangalinta hantida maguurtada ah ee guryaha iyo dhulka banana, Maayarka magaalada…

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Jsl Oo Maanta Dhaariyay Xubnaha Guddida Qaran Ee Mihnadaha Caafimaadka.

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ahna Guddoomiyaha Guddida Cadaaladda Jamhuuriyadda Somaliland mudane Aadam Xaaji Cali Axmed, ayaa maanta dhaariyay 9 xubnood oo…

Wasiirka Wasaarada Beeraha Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Mashruuca Banka Wajaale Ee Gobolka Gabiley

Wasiirka wasaarada beeraha Somaliland Cabdiqaadir Iimaan Warsame iyo masuuliyiin wasaarada ka tirsan ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay mashruuca banka…

Xildhibaan Laab-saalax Oo Kulan La Yeeshay Jaaliyadda Somaliland Ee UK

Xildhibaan Xasan Saleebaan Dhuxul (Laab-saalax), ayaa kulan la yeeshay jaaliyadda reer Somaliland ee dalka UK ku nool. Xildhibaan Laab-saalax, oo…

Boqor Buurmadow Oo Eedo Culus Ujeediyay Madaxwayne biixi, Gudoomiyaha Guurtidana Ugu Baaqay In Uu Dalka Ka Badbaadiyo

Boqor cismaan aw maxamuud buurmadow oo kamid ah madaxdhaqameedka somaliland ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo khilaaf udhexeeya…

“Mar Haddii Salaadiintii Iyo Ergadii Dhex-dhexaadintu Meesha Ay Ka Saartay Xukuumadu Sabab Shir Wakhti Lumis Loogu Sii Habsamaa Ma Jirto”Ucid

Waxaa ay doonayaan uun in Dhawr cisho oo Wakhti lumis ah Sidii Caadada u ahayd oo lagu Kala Reebayo Salaadiinta…

Kulankii Seddexaad Ee Wada Hadallada Xukuumadda Iyo Xisbiyada Mucaaridka Oo Si Rasmi Ah Maanta Loo Gudo-Galay.

-Waxa sidii ballankii shalay ahaa si rasmi ah qasriga madaxtooyada uga bilawday wejigii saddexaad ee wada hadallada u dhexeeya xukuumadda…