admin

admin

Xaaladda Somaliland Ay Marayso Maanta? By: Mubaarik Bidhi

     Dawladi waa tii dhaqaalaha fur-furta, isla markaana suuqa ganacsiga xortga ah dhiir gelisa. Hase yeeshee, maanta dhaq-dhaqaaqii ganacsigu wuu…

Madaxweyne Biixi oo Xilkii Ka Qaaday Maareeyihii Hay’adda Madaarrada

       Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa soo saaray Wareegto uu xilkii kaga qaaday Maareeyihii Hay’adda Madaarrada dalka Cabdi…

Suldaan Ku Baaqay In Laga Digtoonado Faafitaanka Xanuunka Covid-19

     Suldaanka guud ee Beelaha Subeer Awal, Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan, ayaa ka hadlay xanuunka Covid-19, waxaanu guud…

Booliska Kenya oo Digniin Ka Soo Saaray Nin Looga Shakisan Yahay Al-Shabaab oo Qorsheynaya Weerar Duulimaad

     Booliska magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa soo saaray digniin ku aadan Nin looga shakisan yahay inuu ka tirsan…

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Shaaciyay Inuu Ka Bogsaday Covid-19

     Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ahna Guddoomiyaha Guddiga la dagaalanka Xanuunka Covid_19, ayaa sheegay inuu ka…

Shirka Dhalinyarada Soomaalida Ee Tiknooloojiyadda oo Ka Furmay Jigjiga

     Magaalada Jigjiga waxaa maanta ka furmay shir lagaga hadlayay horumarka casriga technology-ga, fursadaha ka bannaan, hal-abuurka iyo qaabka ay…

Yusuf Cabdi Gaboobe: Danjiraha Imaaraadka Ee Somaliland Wuxuu Albaabka U Furayaa Dalal Kale

     Falanqeeye Yuusuf Cabdi Gaboobe ayaa Warsidaha Al-Monitor u sheegay in magacaabida Safiirka Imaaradka ee Somaliland, Danjire Abdullah Muhammad al-Naqbi…

Xukuumadda oo Fasaxday Dugsiyada Waxbarashada

 Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland, ayaa maanta ku dhawaaqday inay fasaxday dhamaan dugsiyadii waxbarashada sababo la xidhiidha xannuunka COVID-19. Waxaana…

Top Search