admin

admin

Siday U Dhacday Bixintii Lixdii Qandaraas Ee D/Hoose Ee Gabiley Ay Baahisay

     Marka hore waan idin salaamaya dhamaan dadwaynaha reer Gabiley waxaan jeclaystay inaan dadwaynaha reer gabiley la wadaago qaabka loo…

Natiijooyinka Doorashooyinkii Ka Dib Maxaa La Gudboon Madaxweyne Biixi iyo KULMIYE

     Sideynu la socono 31 May, waxaa dalka ka qabsoomey markii koowaad doorashooyin isku sidkan ee Goleyaasha wakiillada iyo deegaanka,…

Nairobi: Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Booqasho Ku Tegay Kenya

      Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta si maqaam sare ah loogu soo dhoweeyey dalka Kenya,…

Soomaaliya oo Duullaan Cusub ku soo Qaadday Iftiinka Horumarinta Qadiyadda Somaliland

     Waa Duullaan ay hor-kacayaan dano siyaasadeed oo u adeegaya gacmo-shisheeye oo liddi ku ah guulaha is-daba joogga ah ee…

Maamulka Degmadda Tog-Wajaale Oo Tallaabo Ka Qaaday sarifleyaasha

     Maamulka degmadda Tog-Wajaale ee gobolka Gabiley ayaa tallaabo ka qaaday sarifleyaasha magaaladaasi. Kadib markii maalmahan ay bulshadda iyo ganacsatadda…

Macdan Sahamin Laga Bilaabayo Deegaamo Ka Tirsan Gobolka Saaxil

     Wasiirka wasaaradda macdanta iyo tamarta Somaliland ayaa maanta magaaladda Berbera ka daah-furay mashruuca sahaminta macdanta. Mashruucaasi sahaminta ayaa laga…

Garabka Mahdi Guuleed oo Doorasho Ay Ka Maqan Yihiin Garabka Cabdi Xaashi Ku Doortay Guddoon

     Garab ka mid ah Guddiga doorashada Baarlamanka Soomaaliya ee ka soo jeeda Somaliland ee uu hoggaaminayo Ra’iisal wasaare ku…

Shirka Heer Qaran Ee Dardar-gelinta Gurmadka Deg-degga Ah Ee Covid-19 oo Hargeysa Ka Furmay

     Waxaa maanta magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland ka qabsoomay Shirka Heer Qaran ee Dardar-gelinta Gurmadka Degdegga ah ee xanuunka…