|
|
||||
|
Haldoornews.com
Dadkan Shalay Codka Ayeynu Ka Doonayney Maanta Inaga Ayey Inoo Baahan Yihiin” Xil Cabdirashiid
October 31, 2022 - Written by adminBerbera(Haldoor News):- Xildh. Cabdirashid Maxamed oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Deegaanka ee Berbera ayaa Booqday dad danyar ah oo ay dawlada Hoose ee Berbera ka rartay gudaha magaalada iyadoona gaysay goobo cidlo ah oo hay la,aan ah .
COMMENTS
|
Wararka
|
|||