|
|
||||
|
Haldoornews.com
Gabiley: Wasiirka Xidhiidhka Goleyaasha Oo Furay Tababar Ku Saabsan Barashadda Dastuurka
June 7, 2022 - Written by adminWasiirka wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka Somaliland Maxamed Xaaji Aadam Cilmi, ayaa magaaladda Gabiley ka furay tababar ku saabsan barashadda Dastuurka iyo Waddaniyada.
Maxamed Xaaji Aadam Cilmi, oo furitaanka tababarkaasi hadal ka jeediyay ayaa sheegay tababarkaasi uu qayb ka yahay Barnaamijka barashada Dastuurka iyo Waddaniyadda oo ay muddooyinkan ba waday wasaaradiisu. DAAWO: Khudbadii Wasiirka Ee Furitaanka Tababarkaasi:
COMMENTS
|
Wararka
|
|||