HomeWararkaMunaasibad Lagu Xusayay Maalinta Qarannimada Jsl Ee 18may Oo Lagu Qabtay Magaalada...

Munaasibad Lagu Xusayay Maalinta Qarannimada Jsl Ee 18may Oo Lagu Qabtay Magaalada Adis Ababa!

-Munaasibad lagu xusayay sanad guuradii 31aad ee dib ulasoo noqoshada madaxbaanimada somaliland ayaa lagu qabtay caasimada dalka itoobiya ee adis ababa.

 

Munaasibadan ayaa waxaa sooo agaasimay safaarada somaliland ee dalka itoobiya iyo xubno kamid ah jaaliyada reer somaliland ee ku dhaqan itoobiya

Waxaana munaasibada ka hadlay safiirka somaliland ufadhiya adis ababa amb cawil iyo masuuliyii kale.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments