HomeWararkaXildhibaan Axmed Khaliif Oo Fashiliyay Cidii Bilowday Dagaalka Golaha, Bulshadana Ka Raali-galiyay...

Xildhibaan Axmed Khaliif Oo Fashiliyay Cidii Bilowday Dagaalka Golaha, Bulshadana Ka Raali-galiyay Gacan Ka Hadalkii Uu Sameeyay

Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line 318

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan axmed khaliif jaamac saalax oo kamid ahaa mudanayaashii maanta ku dhex dagaalamay fadhigii golaha ayaa sheegay in uu dagaalka golaha bilaabay xildhibaan cabdinaasir qodax oo eryo cunsuriyada u yidhi barkhad batuun.

Sidoo kale xildhibaan Axmed khaliif ayaa shacabka Somaliland iyo waalidiintiisa ka raali galiyay dagaalkaasi uu qaybta ka noqday

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments