HomeWararkaWasiir Cabdilaahi Abokor Oo Si Cadho Leh Uga Jawaabay Hadalkii Gudoomiye Faysal...

Wasiir Cabdilaahi Abokor Oo Si Cadho Leh Uga Jawaabay Hadalkii Gudoomiye Faysal Cali Waraabe, Sheegayna In Uu Sharciga La Tiigsanayo

Wasiir cabdilaahi abokor ayaa si cadho leh uga jawaabay hadal uu dhawaan gudoomye faysal warbaahinta umariyay kadib markii wasiir cabdilaahi eedo usoo jeediyay

Hadal gudoomiye faysal iyo musuq maasuqii uu ku eedeeyay wasiir cabdilaahi abokor ayaa siagoo xamili waayay darten wuxuu maanta warbaahinta ka sheegay in uu faysal maxkamad la tiigsanyo.

Dhanka kale wasiir cabdilaahi abokor ayaa hadalo aflagaado ah kula dul dhacay gudoomiye faysal.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments