Haldoornews.com
Jaaliyadda Somaliland Ee Turkiga oo Casuuntay Weftigii Ka Qayb galay Shirkii Ganacsiga
September 26, 2021 - Written by admin

    

IJaaliyadda reer Somaliland ee degan wadanka Turkiga ayaa casho sharaf u samaysay wefti ka socday dawladda Somaliland oo dalkaasi ku sugan.

Weftigaasi ayaana dhawaan magaaladda Istanbul ee dalka Turkiga kaga qayb galay shirkii madasha ganacsiga.

Sidoo kale waxaa casho sharaftaasi ka qayb galay ardayda reer Somaliland ee wax ka barta dalka Turkiga.

 

Daawo Warkaasi:

 

COMMENTS
Wararka