HomeWararkaHargaysa: Kulan Lagaga Hadlayay Ka Ganacsiga Harimacadka Oo La Soo Gebagabeeyay

Hargaysa: Kulan Lagaga Hadlayay Ka Ganacsiga Harimacadka Oo La Soo Gebagabeeyay

Home  Latest News
    

Munaasibad lagu soo xidhayay kulan lagaga hadlayay la dagaalanka ka ganacsiga Harimacadka ayaa xalay lagu soo gebagabeeyay magaaladda Hargaysa.
Kulankaasi muddo saddex maalmood ah waxaa soo qaban qaabisay wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland.
Waxaana kulankaasi ka soo qayb gallay masuuliyiin ka socday dawladaha ay Somaliland saaxiibka yihiin, isla markaana gacan ka gaysta la dagaalanka ka ganacsiga Harimacadka.
Sidoo kale waxaa minaasibadii xalay ka qayb galay xubno ka mid ah golaha wasiirrada Somaliland agaasimeyaal guud, xildhibaano iyo masuuliyiinta haayadda CCF.

 

Somaliland ayaa dagaal kula jirta ka ganacsiga sharci darrada ah ee Harimacadka gaar ahaana wasaaradda deegaanka.

Sida ay sheegtay wasiirka deegaanka Somaliland Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare, oo hadal ka jeedisay kulankaasi.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments