HomeWararkaXukuumadu Iyadaa Ayaa Dayacday Amaanka Magaalada Laascanood” Xildhibaan Qaasim. “

Xukuumadu Iyadaa Ayaa Dayacday Amaanka Magaalada Laascanood” Xildhibaan Qaasim. “

“Xukuumadu Iyadaa Ayaa Dayacday Amaanka Magaalada Laascanood” Xildhibaan Qaasim Oo katirsan golaha wakiilada somaliland ayaa si adag uga hadlay xildhibaan lagu dilay magaalada laascanood isagoo xukuumada ku eedeeyay in ay dayacday amaanka magaalada islamarkaana aanay waxba ka qaban masuuliyiin hore ee lagu dilay laascanood.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments