HomeWararkaTiro-koob Lagu Samaynayo Ciidamadda Asluubta Somaliland

Tiro-koob Lagu Samaynayo Ciidamadda Asluubta Somaliland

    

Waxaa maanta magaaladda Hargaysa laga bilaabay diiwaan gelin lagu samaynayo dhamaanba ciidamadda Asluubta ee Somaliland.

Tiro-koobkaasi  oo ka kooban laba qaybood ayaa loo samayn doonaa dhamaanba ciidamadda Asluubta ee Somaliland.

Taasoo kala ah in marka hore askari kastaba loo samaynayo kaadhka dhalashadda iyo mid kaloo ay ku yaalaan sawirka askariga iyo derejadiisa.

Diiwaangelintaasi waxaa fulinaysa shirkad gaar loo leeyahay oo magaceedda la yidhaahdo Sahal Tech, taasoo diiwaangelintani ku tilmaantay mid casri ah.

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments