HomeWararkaMadaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Furay Kulan Lagu Gorfaynaayo Horumarka Dalka

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Furay Kulan Lagu Gorfaynaayo Horumarka Dalka

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland
    

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa ka qayb-galay Daahfurka Dalladda Sahamiye oo uu hirgeliyey Aasaasaha shirkada World-Remit, Ismaaciil Axmed, taas oo u jeedadeedu ahayd sidii xal loogu heli lahaa caqabadaha hortaagan horumarka Somaliland, loona kobcin lahaa hal-abuurka ganacsi ee bulshada.

Ganacsade Ismaaciil Axmed ayaa balan qaaday inuu u huri doonaa mashaariicda horumarinta ee Somaliland lacag dhan shan milyan oo doollar ($500 milyan) oo ah han-tidiisa iyo maalgashi uu dalka ka fulin-doono tobanka sanno ee soo socda.

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo goobtaas hadalo ka jeediyay ayaa u mahadceliyay ganacsadahaas, waxaanuu sheegay in tahay talaabo fiican oo uu dalkisa iyo dadkiisaba waxa ku taray.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments