HomeWararkaGuddoomiyaha Waddani Oo Ka Hadlay Xaaladda Wadamadda Geeska Afrika

Guddoomiyaha Waddani Oo Ka Hadlay Xaaladda Wadamadda Geeska Afrika

    

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa sheegay in ay taageerayaan wadahadalada u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya.

C/raxmaan Maxamed C/laahi (cirro), waxa uu tilmaamay in wadahadalku uu yahay waxa keliya ee ay laba dawladood ku kala bixi karaan.

Guddoomiyaha Waddani oo maanta warbaahinta kula hadlay magaaladda Hargaysa, waxa kaloo uu intaas raaciyay in wadahadalku uu yahay dariiq lagu haadhi karro arrinta masiiriga ah ee Somaliland.

Geesta kale, C/raxmaan Cirro, waxa uu ka hadlay xaaladda wadamadda mandaqadda Geeska Afrika.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments