HomeWararkaWasaaradda Ciyaaraha oo Ciyaartooyadda Ka Mamnuucday Magacyada Shisheeye

Wasaaradda Ciyaaraha oo Ciyaartooyadda Ka Mamnuucday Magacyada Shisheeye

    

Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Somaliland sheegtay in ay joojisay diiwaangelinta ciyaartooyga leh magacyadda shisheeye.

Balse ciyaartooyga loo ogol yahay in loo diiwaangeliyo magaciisa dhabta ama naanays uu isagu leeyahay oo aan ahayn mid ciyaartooy shisbeeye uu ka soo ergistay.

Sidaasina waxaa lagu sheegay waraaq uu maanta soo saaray agaasimaha waaxda ciyaaraha ee wasaaradda dhalinyaradda iyo ciyaaraha C/rashiid Caydiid Yaasiin.
Warkaasina waxa uu u dhignaa sidan:

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -
Google search engine

Most Popular

Recent Comments