Agaasime waaxeedyadda wasaaradda waxbaraashada Somaliland ayaa soo bandhigay waxyaabihii u qabsoomay sanadkan dhamaaday.

Sidoo kale waxay falan qayn iyo qorsheyaal ka yeesheen waxyaabaha ay doonayaan in ay u hirgalaan sanadkan curtay.

Kulan arrimahaasi lagu gorfaynayay oo maanta lagu qabtay magaaladda Hargaysa waxaa furay agaasimaha guud ee wasaarada waxbarashada Somaliland Axmed Abokor.

 

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *