Friday, September 20, 2024
HomeWararkaXukuumadda Somaliland ayaa markale ku celisay in ay Laascaanood kula dagaallamayso kooxo...

Xukuumadda Somaliland ayaa markale ku celisay in ay Laascaanood kula dagaallamayso kooxo Argagaxiso iyo Maamulka Puntland.

Hargeysa(Haldoor News):- Xukuumadda Somaliland ayaa markale ku celisay in ay Laascaanood kula dagaallamayso kooxo Argagaxiso oo qaarkood ka soo carareen dagaalka dawladda Soomaaliya ku qaaday si ay gabaad uga dhigtaan Laascaanood.
Maraykanka, Midowga Afrika iyo beesha Caalamka ayay ka codsatay in ay gacan ka siiyaan sidii loo soo afjari lahaa colaadda Sool.
Qoraalka ayaa sidoo kale lagu sheegay in Ciidamada ka dagaallamaya Laascaanood ay ku jiraan kuwa ka socda Putland, kuwa Maraykanku tabaray ee Danab iyadoo qoraalka lagu xusay in Laascaanood lagu dilay sarkaal sare oo ka tirsan Danab kaas oo Maraykanku soo tababaray.
Arrinta Doorashada ayaa wasaaradda Arrimaha dibaddu sheegtay in ay ka go’an tahay xukuumadda Somaliland qabashada doorashada iyadoo tubta doorashadana ay u xilsaaran yihiin guddida Doorashada oo go’aamin doona.
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Ma doonaysaa inaan Saddaqo ku Darsato Masaajid?

Magaalada Kassel ee Dalka Germany oo ay Deganyihiin qiyaastii Somalida ugu badan Dalkani waxaa ka socda Khayr fara-badan oo mudan in lagala Qayb qaato. Gudida...

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir
Exit mobile version