Friday, September 20, 2024
HomeWararkaFallanqeyn: Maxay ka dhigan tahay dacwadda lagu soo oogay Trump?

Fallanqeyn: Maxay ka dhigan tahay dacwadda lagu soo oogay Trump?

NEW YORK — (Haldoor News):-Xeer-beegti Maraykan ah oo ku sugan gobolka New York ayaa u codeeyey in dacwad lagu soo oogo madaxweynihii hore ee dalka Maraykanka Donald Trump.

Trump ayaa loo haystaa eedo la xiriira inuu lacag siiyay gabar lagu magcaabo Stormy Daniels, intii lagu guda-jiray ololihiisii doorashada madaxtinimada ee sannadkii 2016.

Haddaba waxa ay ka dhigan tahay dacwadda lagu soo oogay Trump ayaa Maxamed Colaad Xasan uu ka wareystay garyaqaan Cabdiwaaxid Qalinle oo ku sugan gobolka Minnesota.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Ma doonaysaa inaan Saddaqo ku Darsato Masaajid?

Magaalada Kassel ee Dalka Germany oo ay Deganyihiin qiyaastii Somalida ugu badan Dalkani waxaa ka socda Khayr fara-badan oo mudan in lagala Qayb qaato. Gudida...

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir
Exit mobile version