Saturday, September 21, 2024
HomeWararkaDEG-DEG:Dhaqdhaqaaq Ciidan Oo Xoogan ayaa Caawa Laga Dareemayaa Furimaha dagaalka Ee Somaaliland...

DEG-DEG:Dhaqdhaqaaq Ciidan Oo Xoogan ayaa Caawa Laga Dareemayaa Furimaha dagaalka Ee Somaaliland Saldhigyada

Laascaanood (Haldoor News):-Dhaqdhaqaaq Ciidan Oo Xoogan ayaa Caawa Laga Dareemayaa Furimaha dagaalka Ee Somaaliland Saldhigyada Jiida Hore Ee ay Kowkatahay Saldhiga Kowaad Ee Gooja Cade ayaa Diyaargaraw Xoogle Oo Heegan Lageliyay Ciidanka Laga Dareemayaa Sidaanu Xog Madaxbanaan Kahelay.

Ciidmada Qarranka Somaaliland Oo Hore Usheegay Inaanay Maalin Danbe Sugidoono In Lasoo Weerarayo Balse ay Iyagu Wax Weerari donaan ayaa Umuuqda Qaar Isuduyaar-Shay In ay Sugaan Amaanka Deegaanka Laas-caanood Islamarkaa ay Meesha Kasaaraan Huwanta Iyo Maleeshiyaadka iskusoo Urursaday Magaalada Laas-caanood.

Ciidamo Beelyo ayaa Kusoo Qulqulaya Magaalada Laas-caanood Kuwaasi Oo Ka,imanaya Maamul Goboleedka Puntland Iyo Galmudug Kuwaasi Magaca ay Ula Baxeen Gurmada Laas-caanood Ciwaan Uga Dhigay Hiil Harti.

Ciimada Somaaliland ayaana Kawar haya Arin Kasta Oo Loomaleegayo Ay Wadaan Ciidamda Huwanta Iyo Argagaxisada Ee Kusugan Laas-caanood.

Cabdiraxman Cige

Hargeisa

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Ma doonaysaa inaan Saddaqo ku Darsato Masaajid?

Magaalada Kassel ee Dalka Germany oo ay Deganyihiin qiyaastii Somalida ugu badan Dalkani waxaa ka socda Khayr fara-badan oo mudan in lagala Qayb qaato. Gudida...

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir
Exit mobile version