Yearly Archives: 2022

Madaxweyne Biixi oo Si Adag Uga Hadlay Doorashadda Soomaaliya

)Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa waxaa uu ka hadlay doorashadda madaxweynenimo ee Soomaaliya iyo siyaasiyiinta ka soo jeeda Somaliland ee ka qayb qaadanaya...

Sool: Shir Lagu Nabadaynayay Laba Beelood oo La Soo Gebagabeeyay

- Maamulka gobolka Sool iyo ka degmadda Laascaanood iyo masuuliyiin kale ayaa ka qayb galay shir lagu heshiisiinayay laba beelood oo walaalo ah degaanka...

Badhasaabka Gabiley Oo Unbulance Ku Wareejiyay Degaanka Caadda

: Badhasaabka gobolia Gabiley C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa maanta baabuur Anbulance ah ku wareejiyay maamulka degaanka Caadda ee woqooyiga Gabiley. Baabuurkaasi Anbulance ka ayay bulshada...

Madaxweyne Biixi oo Baadhis-geliyay Guddida Doorashooyinka

Hargeysa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa wareegto Madaxweyne oo uu soo saaray waxaa uu ku magacaabay Guddi-baadhiseed oo madax-bannaan oo...

Somalia: Wasiir Hore oo Iskaga Hadhay Tartanka Doorashada

Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud oo soo saaray qoraal kooban, ayaa shaaca ka qaaday inuu ka tanaasulay tartanka doorashada madaxweynaha...

Madaxweynaha Somaliland oo Guddoomiyey Shirka Guddida Fulinta Ee Xisbiga Kulmiye

Madaxweynaha Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, ayaa shirguddoomiyey kulan ballaadhan oo ay maanta yeesheen guddida fulinta ee xisbiga KULMIYE. Shirkan oo ka...

Roob Dabaylo Watay oo Baa’biiyay Suuqii Degmada Taleex

Wararka naga soo gaadhaya degmada Taleex ee gobolka Xaysimo ee Somaliland, ayaa waxaa ay sheegayaan in Roob dabaylo watay oo khasaare sababay ay ka...

Cirro oo Ku Hanjabay Talaabo Uu Qaadayo Hadii Aanay Doorashadu Wakhtigeeda Ku Qabsoomin

Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa waxaa uu eedaymo kulul u jeediyay madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Cabdiraxmaan Cirro oo maanta shir...

25 Musharax oo Isu Diiwaangeliyay Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya

) – In ka badan 25 musharax, ayaa illaa hadda isu diiwaangeliyey doorashada madaxweynaha Soomaaliya, iyaga oo shahaadada musharaxnimo ka qaatay guddiga doorashada ee...

Askarigii Dilay Najma Cabdillaahi oo Dil Toogasho Lagu Xukumay

Maxkamadda Ciidanka Milateriga Somaliland, ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku ridday Gaashaanle Dhexe, Saalax Bullaale Jaamac oo ka tirsanaa ciidamada milateriga Somaliland, kaas...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read