July 13, 2022

July 13, 2022

Boqor Buurmadow Oo Eedo Culus Ujeediyay Madaxwayne biixi, Gudoomiyaha Guurtidana Ugu Baaqay In Uu Dalka Ka Badbaadiyo

Boqor cismaan aw maxamuud buurmadow oo kamid ah madaxdhaqameedka somaliland ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo khilaaf udhexeeya…

“Mar Haddii Salaadiintii Iyo Ergadii Dhex-dhexaadintu Meesha Ay Ka Saartay Xukuumadu Sabab Shir Wakhti Lumis Loogu Sii Habsamaa Ma Jirto”Ucid

Waxaa ay doonayaan uun in Dhawr cisho oo Wakhti lumis ah Sidii Caadada u ahayd oo lagu Kala Reebayo Salaadiinta…

Kulankii Seddexaad Ee Wada Hadallada Xukuumadda Iyo Xisbiyada Mucaaridka Oo Si Rasmi Ah Maanta Loo Gudo-Galay.

-Waxa sidii ballankii shalay ahaa si rasmi ah qasriga madaxtooyada uga bilawday wejigii saddexaad ee wada hadallada u dhexeeya xukuumadda…

“Jiritaanka Somaliland Marka Aan Runta Idiin Sheego, Berbera Ayaa Lafdhabar U Ah”Gudoomiye Dr Gaboose

Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Barwaaqo iyo wafti uu hogaaminayo oo safar ku jooga magaalada madaxda gobolka saaxil ayaa habeenkii xalay kulan…

Kal-fadhigii 5Aad Ee Golaha Deegaanka Gabiley Oo Saaka Furtay Iyo Qodobada Diirada Lagu Saarayo!

Kalfadhigii 5-aad ee Golaha Deegaanka Degmada Gabiley ayaa saaka ka furmay hoolka Shirarka Golaha Deegaanka Degmada Gabiley,Kaasi oo uu gudoominayay…

Gudida Tacliinta Sare Ee Jsl Oo Lacag Ay Soo Ururiyeen Jaamacadaha Dalku Ku Wareejiyay Gudida Suuqa Waaheen

Gudida tacliinta sare ee somaliland ayaa maanta gudida gurmadka suuqa waateen ku wareejiyay lacag ay soo ururiyeen jaamacadaha dalku taasi…