July 3, 2022

July 3, 2022

Shirkadda MSG oo Saxeexday Heshiis La Xidhiidha Dhismaha Warshada Sibidhka Berbera

– Shirkadda MSG Group, ayaa la sheegay inay heshiis dhismaha Warshada sibidhka Berbera la saxeexatay Bedeschi SPA oo dalka Talyaaniga…

Taliyaha Cusub Ee Ciidanka Ilaaladda Xeebaha Oo Xilka La Wareegay

Taliyaha cusub ee ciidamadda ilaaladda xeebaha iyo Badda ee Somaliland oo uu dhawaan magacaabay madaxweyne Biixi, ayaa maanta xilkii kala…

Guddoomiyaha Ururka Siyaasadeedka WAABERI Oo Gabiley Lagu Soo Dhaweeyay

Guddoomiyaha urur siyaasadeedka Waaberi C/rasaaq Ataash iyo wefti balaadhan oo uu hogaaminayay ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay magaaladda…

D/Hoose Ee Burco Oo Go’aamo Ka Soo Saaray Xakamaynta Shilalka Bajaajta

Duqa degmada Burco  Cabdirisaaq Ibraahim Cabdi (Hero),  ayaa ka hadlay khasaaraha ka dhashay shilalka Bajaajka oo keenay khasaare nafeed, dhaawac…

Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Maanta Kooram La’aan U Furmi Waayay

Fadhigii maanta ee golaha Wakiiladda Somaliland ayaa u baaqday Kooram la’aan, maadaama oo ay xildhibaano badani maqnaayeen. Fadhiga maanta oo…