May 14, 2022

May 14, 2022

Xukuumadda oo Jawaab Kulul Ka Bixisay Mudaharaadyadii Cirro Ku Baaqay

Wasiirka Wasaarada Arrimaha Guddaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa waxaa uu jawaab kulul ka bixiyay mudaharaadkii uu ku baaqay musharaxa…

Xisbiyada Mucaaradka oo Shaaciyay Inay Sigaar Ah Ugu Dabaal-degayaan 18 May

Xisbiyada mucaaradka Somaliland ee UCID iyo WADDANI, ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen in ay si gaar ah ugu dabaal dagi…

Shil Dhimasho Sababay oo Ka Dhacay Duleedka Barri Ee Hargeysa

Ugu yaraan Afar ruux, ayaa ku geeriooday, halka 7 kalena way ku dhaawacmeen shil baabuur oo maanta ka dhacay degaanka…

“Culimadda waxaan u soo jeedinayaa in ay is kaashadaan…”

Wasiirka wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka Somaliland Maxamed Xaaji Aadam Cilmi, ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay masaajid…

Harimacadyo Si Qarsoodi ah Loo Dhoofinayay Oo La Qabtay

Ciidanka ilaalada xeebaha ee Somaliland ayaa maanta soo qabtay 7 Harimacad oo la doonayay in si sharci darro ah dalka…

Maamulka Sool Oo Kormeeray Ciidamadda U Diyaar Garoobaya 18-ka May

Badhasaabka gobolka Sool C/kariin Aadan xaaji Diiriye, ayaa maanta kormeeray ciidamadda u diyaar garoobaya xuska 18-ka May ee gobolkaasi. Kormeerkaasi…