May 11, 2022

May 11, 2022

Madaxweynaha Somaliland oo Shahaadooyin Guddoonsiiyay Arday Baratay Dastuurka iyo Waddaniyadda

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta shahaadooin guddoonsiiyay 3000 oo arday dhamaystay barashadda Dastuurka iyo Waddaniyadda oo noqonaya dufcadii…

“Waan ku amaanayaa wasaaradda iyo xukuumada ba waana…”

Guddoomiyaha golaha Wakiiladda Somaliland C/rasaaq Khaliif Axmed, ayaa xukuumadda madaxweyne Biixi ku bogaadiyay in ay samaysay goobo lagu barto dastuurka…

Madaxweyne Biixi oo Si Adag Uga Hadlay Doorashadda Soomaaliya

)Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa waxaa uu ka hadlay doorashadda madaxweynenimo ee Soomaaliya iyo siyaasiyiinta ka soo jeeda Somaliland…

Sool: Shir Lagu Nabadaynayay Laba Beelood oo La Soo Gebagabeeyay

– Maamulka gobolka Sool iyo ka degmadda Laascaanood iyo masuuliyiin kale ayaa ka qayb galay shir lagu heshiisiinayay laba beelood…

Badhasaabka Gabiley Oo Unbulance Ku Wareejiyay Degaanka Caadda

: Badhasaabka gobolia Gabiley C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa maanta baabuur Anbulance ah ku wareejiyay maamulka degaanka Caadda ee woqooyiga Gabiley.…