Yearly Archives: 2021

Xisbiga Waddani Oo Shaaciyay In Ay Dedejinayaan Kala Xulista Murashaxiinta

     Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa shaaciyay in ay dedejinayaan soo xulista murashaxiinta xibsigaasi uga tartamaya goleyaasha Wakiiladda iyo deegaanka ee doorashooyinka soo socda. Kadib...

Guddoomiyaha UCID Oo Ka Hadlay Murashaxiin La Xidhay

     Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay laba murashax oo xisbigiisa ka tartamaya oo ay shalay ciidamadda boolisku ku...

Cabdulqawi: Garsoorihii Maxkamadda ICJ Oo Xilka Laga Qaaday

    Maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda ee ICJ ayaa loo doortay gudoomiye iyo gudoomiya ku xigeen cusub. Gudoomiyaha maxkamada ayaa waxaa loo doortay garosoore Joan E....

Somaliland: “Shaqadii muruq-maalka waxaa la wareegay Ajaanib

     Sanadihii danbe waxaa magaalooyinka Somaliland gaar ahaana caasimadda Hargaysa ku soo badanayay dadyaw ajaanib ah oo shaqooyin kala duwan ka shaqeeya. Dadkaasi ajaanibka ayaa la...

Muqdisho: Dawladda Federaalka Oo Sharci Darro Ku Tilmaantay Go’aankii Mucaaradka

     Dawladda federaalka Soomaaliya ayaa ka jawaabtay hadallo ka soo yeedhay xubnaha mucaraadka oo sheegay in aanay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, u aqoonsanayn madaxwaynaha Soomaaliya. Musharaxiinta mucaaradka...

Dawladda Sucuudiga Oo Soo Celisay Xoolo Somaliland Uga Dhoofay

     Dawladda Sucuudi Carabiya ayaa la sheegay in ay  Somaliland dib ugu soo celisay markab sida Xoolo ka badan 17000, Kun oo nee foo Adhi...

Isku Duwaha W. Caafimaadka Sool Oo Xadhiga Ka Jaray MCH Laga Hirgeliyay Deegaanka DAN

     Isu duwaha wasaaradda caafimaadka Somaliland ee gobolka Sool Dr. Maxamuud Xaaji Khaliif, ayaa maanta xadhiga ka jaray xarun caafimaad oo laga hirgeliyay deegaanka Dan...

Xassan Sheekh oo Farmaajo Ku Eedeeyay Inuu Mugdi Geliyay Mustaqbalka Soomaaliya

     Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa eedaymo kulul u jeediyay Farmaajo, isagoona ku eedeeyey inuu Soomaaliya galiyey xaalad hubanti la’aan ah oo...

Jeedadda Shir Somaliland iyo Qaadhaan-bixiyeyaasha Ku Dhexmaray Kenya

     Wasiirka Qorsheynta Qaranka Somaliland Xasan Maxamed Gaafaadhi ayaa ka warbixiyay shir ay dhawaan dalka Kenya kaga qayb galeen isaga iyo wasiirka maaliyadda Somaliland. Wasiir Xasan...

Madaxweynaha Somaliland oo Kulan La Qaatay Maayirrada iyo Badhasaabadda Dalka

     Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan loogu diyaargaroobayo, laguna dardargelinayo doorashooyinka goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka ee badhtamaha sannadkan qorshaysan la qaatay Badhasaabadda...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read