Yearly Archives: 2021

Madaxweyne Ku-Xigeenka JSL Ayaa Ka Qayb-Galay Xuska Maalinta Dhalinyarada Somaliland + SAWIRRO

    Madaxweyne ku-xigeenka JSL Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa ka qayb-galay xuska maalinta dhalinyarada Somaliland, taas oo ku astaysan maalintii ay dhagaxa sameeyeen dhalinyaradii u...

Siyaasiyiin Reer Somaliland ah Oo Qoomameeyay In Dalku Saddex Xisbi Yeesho Iyo Sobobta

Siyaasiyiinta kala ah Dr Maxamed cabdi Gaboose ,Maxamuud xaashi cabdi Iyo  Prof ismaaciil hure bubaa oo madal casuumada ayaa ka hadlay marxaladihii ay Somaliland...

Dalka Koonfur Afrika Oo Lagu Soo Bandhigay In Somaliland Ay Xaq U Leedahay Qadiyada Madax-banaanideeda Oo Ay Haysato Sharciyad Caalami Ah

Xisbiga South African Communist Party SACP ee dalka Koonfur Afrika ayaa sheegay in Somaliland ay xaq u leedahay go’aaminta qadiyada madax-banaanideeda. Isla markaana ay...

Dawlada Maraykanka Oo Digniin Udirtay Muwaadiniinteeda Ku Sugan Magaalada Muqdisho

Safaarada dalka maraykanku ku leeyahay dalka somaliya gaar ahaan caasimad muqdisho ayaa muwaadiniinteeda ku sugan muqdisho uga digay in ay ka agdhawaadaan goobaaha maalinta...

omaliland Iyo Jabuuti Oo Kala Sexeexday Heshiish Dhinaca Abniga Labada Dal Ah.

Wafti Uu Hogaaminayay Taliyaha Ciidanka Booliska Jamhuuriyada Somaliland oo uu Weheliyaan xeer ilaaliyaha guud ,badhasaabka gobolka salal iyo safiirka Somaliland ufadhiya dalka jabuuti ayaa...

Xisbiga KULMIYE oo Aqbalay Murrashaxnimada Aqoonyahan Cabdiqaadir Camash oo u tartamaya golaha deegaanka Gabiley +SAWIRRO

     Hoggaanka sare ee xisbiga KULMIYE, ayaa si rasmi ah u aqbalay murrashaxnimada Aqoonyahan Cabdiqaadir Muxumed Guuleed Camash oo u tartami doona golaha deegaanka ee...

Wasaaradda Waxbarashadda Oo Damaanaq Qaaday Dhaqaalaha Waxbarashadda Ayaan Yuusuf

     Wasaaradda waxabarashada Somaliland ayaa maanta shaacisay in ay  kalaafo qaaday dhaqaalaha ku baxaya waxbarashadda Ayaan Yuusuf Maxamed, oo ah gabadh da’ayar oo dhawaan laga...

Guddoomiye Ku-Xigeenka Sool Oo Ka Warbixiyay Qaadashadda Kaadhka Codbixinta

     Guddoomiye ku-xigeenka gobolka Sool Saleebaan Diiriye Cabdi, ayaa ka warbixiyay halka ay marayso  qaadashadda kaadhka codbixinta  gobolkaasi iyo gobolo kale ka bilaabantay. Waxaanu sheegay in...

“C/rasaaqinii hore ayaan ahaanayaa idinkuna garta in aan Agaasime idiin ahay”…

     Agaasimaha cusub ee telefishanka qaranka Somaliland C/rasaaq Cismaan Maxamed, ayaa  balan qaaday inuu xilka loo igmaday si haboon u gudan doono intii awoodiisa ah...

Guddoomiyaha UCID Oo Dhaliilo U Jeediyay Madaxweyne Biixi iyo Xukuumadiisa

     Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID  ayaa ku eedeeyay xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi inay faro gelin ku hayso hanaanka soo xulista murashaxiinta gaar ahaana...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read