Yearly Archives: 2021

“Warqadaasi waxba kama jiraan wax rasmiyana maaha”… C/rashiid Riyo-raac

     Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Somaliland C/rashiid Maxamuud Riyo-raac,  ayaa shaaciyay in ay soo gebagabeeyeen qaadashadda kaadhaka codbixinta ee goboladda Sool, Saaxil iyo Sanaag. Sidoo kale waxa...

Xildhibaan Katirsan Golaha Wakiilada Jsl Oo Ka Hadlay Dagaal Laba Beeleed Ku Dhexmaray Deegaanka Shidan Ee Gobolka Sanaag

Xildhibaan cabdiqaadir xaamud oo katirsan xildhibaana golaha wakiilada Somaliland ee laga soo doorto gobolka sanaag ayaa ka hadlay dagaal laba beeleed ku dhexmaray deegaanka...

Madaxwaynah Jsl Oo Tacsi Udiray Marxuum Xildhibaan Axmed Xaashi Oo Ku Geeriyooday Dalka Turkiga

TACSI MADAXWEYNE INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland,...

DAAWO;-Xildhibaanada Golaha Guurtida Oo Dood Ka Yeeshay Adeegyada Arimaha Bulshada

Xildhibaana golaha guurtida ayaa fadhigoodii manta dood ka yeeshay adeegyada arimaha bulshada oo gaabis badani ka taagan sida caafimaadka waxbarashada iyo biyaha HALKANKA DAAWO MUUQAALKA...

Ra’iisul Wasaaraha Dalka Pakistan Oo Laga Helay Cudurka Covid 19, Labo Maalmood Uun Kadib Markii Uu Qaatay Tallaalka.

Raysal wasaaraha dalka paakistaan Cimran Khan ayaa laga  helay xanuunka coronavirus laba maalmood kadib uun markii uu qaatay talaalka ka hortaga covid19 iyadoo xaaladiisa...

Bisha Saddexaad Ee Sannadka 2021 Oo Gabo-gabo Ah & Heshiisyadii Somaliland Iyo Kenya Oo Aan Weli Wax Muuqdaa Ka Hirgelin

Badhtamihii bishii December 2020, waxa Dawladaha Somaliland iyo Kenya ay Magaalada Nairobi ku kala saxeexdeen heshiis labada dhinacba Muhiim u ahaa. Heshiiskan oo dhacay, ka...

Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Sobobta Ay Dalka Uga Joojisay Shirkadaha Air Arabia Iyo Fly Dubai!

Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay Sababta ay Somaliland uga shaqayn waayeen Shirkadaha diyaaradaha ee Air Arabia iyo Fly Dubai. Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka...

Wajaale; Beelo Taageero Balaadhan U Muujisay Musharixiinta Maxamed Cismaan Liimo Iyo Eng Maxamed Dayib

Waxgaradka, Dhalinyarada, iyo haweenka Beesha fiqi jibriil oo kamid ah beelaha dega gobolka gabiley iyo Deegaanada itoobiya ayaa munaasibad balaadhan oo ay Habeenkii xalay...

DAAWO;-Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Soo Kormeeray Dhismaha Wadooyin Laami Ah Oo Ay Ka Hirgalinayaan Magaalada Wajaale

Maayarka magaalada gabiley oo ay weheliyaan xoghayaha dawlada iyo xubno katirsan golaha deegaanka gabiley ayaa manta kormeer kusoo maray dhismaha wadooyin casri ah oo...

Guddida Xallinta Khilaafaadka Musharixiinta Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Cabashooyin Kasoo Gaadhay Qaabka Wax Loo Xulay.

Gudida xalinta khilaafaadka musharixiinta xisbiga wadani ayaa ka hadlay cabashooyin kazoo baxay qaabkii ay wax uxuleen murano udhexeeyay musharixiinta qaar laqaatay iyo kuwo laga...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read