Salaad Roob doon ah ayaa maanta laga tukaday magaalada Jigjiga, iyadoo shacab aad u badan isugu soo baxeen garoonka kubadda cagta ee Jigjiga.
Maamulka u...
   Â
Alle ha u naxariistee waxaa saaka magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland ku geeriyooday Agaasimihii hore ee Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Cabdi Axmed Nuur (Gurey).
Marxuum...
   Â
Waxaa teendhada Afsiyooni ee magaalada Muqdisho goor dhawayd ka furmay shir gaar ah oo ay ka maqan yihiin madaxweynayaasha dowlad gobolleedyada Puntland iyo Jubbaland.
Shirkan...
    Wararka naga soo gaadhaya magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag ayaa waxa ay sheegayaan in Xalay magaaladaasi lagu dilay Wiil Dhalinyaro ahaa.
Wiilkan dhalinyarada ah...
   Â
Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in labadii bilood ee la soo dhaafay uu dad badan soo ritay xanuunka Covid-19 oo mawjadii labaad ah.
Wasaaradda caafimaadka Somaliland...