Dawladda hoose ee magaaladda Laascaanood ayaa maanta magaaladaasi ka bilawday hawl gal ay ku banaynayeen Waddooyin xidhmay oo ku yaalla magaaladaasi.
Waxaana hgalkaasi lagu...
Waxaa maanta cubsitaalka guud ee magaaladda Gabiley laga bilaabay olole ay masuuliyiinta iyo dadweynuhuba magaaladaasi ku shubayaan Dhiigga, si loogu kaydiyo qaybta ee cusbitaalka.
Ololahaasi...
Maayarka caasimadda Somaliland ee Hargaysa ayaa ugu baaqay bulshada magaaladaasi ku nool in ay ka soo qayb galaan olole nadaafadeed maalinta Khamiista ee todobaadkan.
Ololahaasi...
Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed, ayaa waxaa uu maanta shaaciyay in kala badh la xidhi doono safaaradaha dibadda ee dalkiisa ku yaalla.
Abiy Ahmed, ayaa...
Sacuudi Carabiya iyo dalka ay xulufada yihiin ee Imaaraadka Carabta, ayaa is-weydaarsaday hadallo kulul oo ku saabsan heshiis la xidhiidha wax soo saarka shidaalka...