Â
Waxaa iska cad oo muuqata in dadka dacaaydinaya xarunta dhaqanka Hargeisa ay yihiin dad diidan qaranimada somaliland iyo horuumarka dalkan somaliland, balse aanay diidanayn...
   Â
Wefdi ballaadhan oo ka socda Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland oo uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaraddaasi Axmed Maxamed Diiriye (Toorno), ayaa socdaal shaqo ugu kicitimay...
Home  Latest News
Latest News
Taiwan
   Â
Xafiiska dowladda Taiwan ee Somaliland, ayaa maanta u debaaldegay sannad-guuradii ugu horreysay tan iyo markii ay Taiwan xafiis diblomaasiyadeed ka samaysay...
   Â
madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta ka qaybgalay qalin jebinta Jaamacadda Barwaaqo University Oo Ku Taalla Deegaanka Baliga-cas Oo Jihadda...
   Â
Af-hayeenka Xisbiga talada haya ee Kulmiye Cabdinaasir Buuni, ayaa sheegay in Xisbiyada Somaliland aanay ka qayb gelin karin doorashada soo socota ee Madaxtooyada iyo...
   Â
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland ayaa maanta tababar u furay maayarrada shan ka mida degmo doorashooyinka dalka.
Tababarkaasi oo la xidhiidha mashruuca isku xidhka dawladaha hoose ee...
   Â
Maamulka degmadda Salaxley ee gobolka Maroodijeex ayaa gaadhi kala wareegay taliska booliska Somaliland.
Baabuurkaasi oo loogu tallo galay ciimadda booliska degmadaasi waxaa lagu wareejiyay guddoomiyaha...
   Â
Xildhibaan C/rashiid Nuur Wacays, oo ka tirsan golaha deegaanka Berbera ayaa ka hadlay muhiimadda tababar maanta loo furay goleyaasha deegaanka ee shan degmo.
Tababarkaasi oo...
   Â
Badhasaabka gobolka Sool C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa ka qayb galay xaflad loo sameeyay Ardayda ka qalin jibisay dugsiga sare ee Muuse Yuusuf ee magaaladda...