Yearly Archives: 2021

UK oo Imaaraatka Ku Dartay Liiska Cas

Imaaraatka Carabta, Burundi iyo Rwanda ayaa lagu daray “liiska cas” ee dalalka laga mamnuucay in dadkoodu ay safarro ku tagaan UK. Tallaabada,oo looga gol leeyahay...

Akhri Magacyada Ganacsatada Reer Tog-Wajaale Ee Itoobiya Xayirtay Dhammaanba Hantidii Baananka U Taalllay, Eedaha Loo Haysto Iyo Sababta Baanka Dhexe Gulufkii Ugu Cuslaa Ugu...

Baanka dhexe ee Xukuumadda Federaalka Waddanka Itoobiya ayaa gabi ahaanba Xayiray, Dhaqdhaqaaqii Maaliyadeed iyo Ganacsina hawada ka saartay Boqollaal Ganacsato ah oo waaweyn oo...

Siyaasi faarax Macalin Oo Eedo Culus Ujeediyay Madaxwaynaha Jabuuti, Sheegayna In Uu Kasoo horjeedo Dawladnimada Somaliya

Siyaasi faarax Macalin Oo Eedo Culus Ujeediyay Madaxwaynaha Jabuuti, Sheegayna In Uu Kasoo horjeedo Dawladnimada Somaliya, HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;  Follow

DAAWO;-Barnaamijka Xisbiga kulmiye Oo Aqbalay Musharax Eng Aadan Jaamac Iyo Hadaladii Ay Ka Jeediyeen Madaxdhaqameedka Beeshiisu.

: Raysal wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa markii ugu horreysay muddo maalmo ah lagu arkay goob fagaaro ah, kadib markii shaki la geliyay xaaladdiisa caafimaad. Abiy...

DAAWO;-Wasiirka Isgaadhsiinta Jsl Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Musharax Eng Aadan Jaamac Xadi Oo Usharaxan Golaha Deegaanka Caasimada Hargaysa,

Wasiirka wasaarada isgaadhsiinta Iyo technolajiyada Somaliland Dr Cabdiwali Sheekh Cabdilaahi suufi jibriil ayaa hadhimo sharafeed usameeyay musharax Eng Aadan Jaamac xadi oo Usharaxan golaha...

Dawlada Jabuuti Oo Iska Fogaysay Eedaymo Ay Usoo Jeedisay Somaliya

Dawlada jabuuti ayaa jawaab adag ka bixisay eedaymo uga yimid maamulka somaliya kadib markii gudidii xaqiiqo raadinta ee xuduudka udhexeeya somaliya iyo Kenya warbixin...

Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Wado Laami Ah Markii Uhoraysay Ka Hirgalisay Magaalada Allaybaday. ALLAYBADAY(W,N)-Maayarka magaalada gabiley iyo

: ALLAYBADAY(W,N)-Maayarka magaalada gabiley iyo maayar kuxigeenkiiisa iyo xubno kale oo katirsan dawlada hoose ee degmada gabiley ayaa manta booqday degmada Allay baday oo ay...

Soomaaliya Oo Ku Gacan Saydhay Warbixinta Guddiga Jabuuti Ee Xiisadda Kenya

     Dawladda Soomaaliya ayaa ka soo horjeesatay warbixinta guddigii reer Jabuuti ee loo xilsaaray in ay soo baaraan tabashada Soomaaliya ee kaga cabaneysay Kenya. Wasiirka warfaafinta...

Shir Lagu Soo Bandhigayay Maalgashiga DDS Itoobiya Oo La Soo Gebagabeeyay

   Waxaa maanta deegaanka Dhagaxley ee dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya lagu soo gebagabeeyay shir ku saabsanaa fursadaha maalgashi ee dawlad deegaanka Soomaalida. Shirkaasi oo markii hore...

Qoladda Xidigaha Geeska waxaynu uga baahan nahay wax soo saar

     Shir lagu qiimaynayo waxyaabaha ka qabsoomay qorsheyaashii wasaaradda warfaafinta ee Somaliland ee sanadkii tegay iyo dejinta qorshaha cusub ee sanadkan 2021-ka, ayaa maanta ka...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read