Yearly Archives: 2021

Soomalida Ingiriiska Oo La Kulmay Nacayb Iyo Xadgudubyo Kadib Xildhibaankii Lagu Dilay London

Soomaalida ku nool Ingiriiska ayaa helay hanjabaadyo dil ah ka- dib markii xildhibaan dhawaan lagu dilay London loo xidhay nin Soomaali ah oo looga...

FALANQAYNA BUUGA GEEDIGII CABDIQAYS

Hal kale,mid kale,iyo dhigaal qiimo leh, ayaan ku nasiyey indhahayga maalmahan,wuu i cajab geliyey,iguna abuuray xiise fog oon islahaa beryahaa kumuu haleeleen, ee wuu...

War-bixin Ka Digtay In Dawladda Shiinuhu Soomaaliya Ku Qasabto Inay Qaaddo Tallaabo Lid Ku Ah Somaliland, Si Loo Carqaladeeyo Xidhiidhka Taiwan!

-Todobaadkii hore Warbaahinta Shiinaha, ayaa baahisay War ay ku sheegayso in Dawladda Taiwan jid khaldan u marayso inay sii xoojiso xidhiidhka diblumaasiyasadeed ee ay...

Golaha Guurtida Faransiiska Oo Ka Hadlay Kulan Dhexmaray Safiirka Somaliland!

Safiirka Somaliland ee Faransiiska Md Cali Ismaaciil Xasan ayaa ku martiqaaday Guddiga Saaxiibtinimada Geeska Afrika ee Golaha Guritda Faransiiska inay booqasho ku yimaadaan Somaliland...

Wiil Soomaali Ah Oo Loo Doortay Golaha Deegaanka Magaalada Torino

Wiil  dhalinyaro oo lagu magacaabo Cabdillaahi Axmed Macalin oo ah Soomaali ayaa loo doortay Golaha deegaanka magaalada Torino ee dalka Talyaaniga. Cabdilllaahi ayaa ku dhashay...

“Waxaynu Horumar Ku Gaadhaynaa Inaga Oo Aflagaadada Iyo Cayda Iska Dayna, Oo Isku Duuban”Gudoomiye Faysal cali Waraabe,

Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali waraabe oo madal ka hadlayay ayaa ka digay hadalada aflagaadada ah ee masuuliyiintu isku mariyaan warbaahinta isagoo soo...

Daraasad Caafimaad Oo Sheegtay In 6bilood Gudaheed Covid19 Somaliya Ugu Geeriyoodeen 3200 Oo Qof

Dasaarad caafimaad ayaa lagu sheegay in somaliya 6bilood gudaheed ay xanuunka coronavirus ugu geeriyoodeen 3200 oo qof. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Xildhibaano Katirsan Golaha Deegaanka Gabiley Oo Dacwad Ka Gudbiyay Wasaarada Arimaha Gudaha!

Qaarkamid ah xildhibaanada golaha deegaanka degmada gabiley Ee Isku bahaystay mucaaridada maayarka magaalada gabiley oo khilaafkoodu taagnaa maalmihii udanbeeyay ayaa dacwad ka gudbiyay wasaarada...

Wasiir Xasan Gaafaadhi Oo Shaaciyay In Uu UTartamayo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiy

Wasiirka wasaarada caafimaadka somaliland ayaa sheegay in uu utartamayo gudoomiyaha xisbiga kulmiye islamarkaana aanu ka tanaasulin hankiisa HALAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Wasiir Cabdilaahi Abokor Oo Si Cadho Leh Uga Jawaabay Hadalkii Gudoomiye Faysal Cali Waraabe, Sheegayna In Uu Sharciga La Tiigsanayo

Wasiir cabdilaahi abokor ayaa si cadho leh uga jawaabay hadal uu dhawaan gudoomye faysal warbaahinta umariyay kadib markii wasiir cabdilaahi eedo usoo jeediyay Hadal gudoomiye...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read