November 10, 2021

November 10, 2021

Xoghayaha Cusub Ee Dawlada Hoose Gabiley Oo Xilkii Kala Wareegay Xoghayihii Hore

-Xoghayaha cusub ee dawlada hoose ee gabiley ayaa maanta sirasmi ah xilkii uga wareegay xoghayihii hore ee degmada. Munaasibadan ay…

Madaxwayne Biixi Oo Xilka Qaadis Iyo Magacaabis Kooban Sameeyay.

WAREEGTOOYIN MADAXWEYNE: 10 /11/2021 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadoodu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-781/112021 iyo…

Xoghayaha Ganacsiga Ee Xisbiga Wadani Oo Saaka Hortagay Maxkamada, Soona Bandhigay Cida Soo Dacwaysay.

Xoghayaha ganacsiga iyo warshadaha ee xisbiga wadani xamse khayre oo looga yeedhay maxkamada gobolka maroodi jeex ayaa saaka hortagay halkaasi…

Safiirkii Hore Ee Maraykanka UJoogay Muqdisho Oo Somaliland USoo Jeediyey Talooyin U Sahlaya In Qaramada Midoobay Fadhi Ka Yeelato Qadiyaddeeda!

Safiirkii hore Ee Dawladda Maraykanka u fadhiyey Dalka Soomaaliya Stephen M. Schwarts, ayaa falan-Qayn ku sameeyay War-bixin dheer oo uu…

DAAWO;-Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr Oo Ka Waramay Xadhigiisii Iyo Magacyada Dad Mudo Bilaa Xukun Ugu Xidhan Saldhiga!

Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr mudo laba todobaad ku dhow kuxidhnaa magaalada hargaysa lana siidaayay laba cisho ka hor ayaa ka…