November 8, 2021

November 8, 2021

Saylici Oo Shahaadooyin Guddoonsiiyay Arday Ka Qalin Jebiyay Machadka Muslim College

): Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland ayaa ka qayb-galay munaasibadda qalin-jebinta dufcadii 5aad ee arday ka aflaxday Machadka Muslim College ee magaalada…

Hargaysa: Shir Ku Saabsan Xidhiidhka Xaaladaha Deegaanka Caalamiga iyo Kuwa Somaliland

Wasaaradda deegaanka Somaliland ayaa maanta magaaladda Hargaysa ku qabatay shirku saabsan  xidhiidhka ka dhexeeya xaaladaha dhibaatadda deegaanka ee Somaliland iyo…

Madaxweyne Cagjar Oo Ka Hadlay Dagaalka Ka Socda Dalka Itoobiya

Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Maxamed Cagjar, ayaa ka hadlay xaaladaha dagaalka ka socda woqooyiga dalka Itoobiya oo imika…

Guddoomiyaha ASWJ Oo Ka Hadlay Dagaalkii Dhawaan Ka Dhacay Guriceel

): Guddoomiyaha guud ee culimaw-diinka Ahlu Wal Jamaaca ayaa marki u horaysay ka hadlay dagaalkii dhawaan iyaga iyo dawlad goboleedka…

WFP “Waxaa macaluul qarka u saaran mallaayiin reer Afganistan ah”

Haayadda Qaramada Midoobay u qaabilsan cunnada aduunka ee WFP ayaa sheegtay in tirada dadka qarka u saaran macaluusha ee waddan…