November 2, 2021

November 2, 2021

Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Dagaalka Itoobiya Iyo Ciidamada Tigrey Oo Kaabiga Usaaran caasimada +Eedaha Raysal wasaare Abiye

Dagaalada udhexeeya dawlada fadaraalka itoobiya iyo jabhada tigray ayaa halkii uqadhaadhayd maraya kuwaasi oo ciidamada tigrey ay  qabsadeen deegaano muhiim…

Badhasaabkii Hore Ee Gobolka Gabiley Oo Ka Dareen Celiyay Badal Madaxwaynuhu Ugu Badalay Gobolka Sool

Badhasaabkii hore ee gobolka gabiley ee adaxwynaha somaliland ubadalay gobolka sool Cabdikariim xaaji Aadan diiriye ayaa ka dareen celiyay farsad…

LATEST NEWS Wasiiro Xuuumada Katirsan Oo Gaadhay Deegaanka Fiqi Ayuub Iyo Ujeedada Kulan Ay la Qaateen Bulshada!

Wasiirada macdanta iyo tamarta, cadaalada, arimaha dastuurkasomailand oo ay weheliyaan maamulka gobolka togdheer ayaa gaadhay deegaanka fiqi ayuub oo katirsan…

“2018-kii waxaanu isla qaadanay afar bilood iyo 40 KM Mawliid 90%”…

     Wasiirka wasaaradda hawlaha guud dhulka iyo guriyaynta Somaliland ayaa karti iyo daacadnimo shaqo ku amaanay agaasimaha cusub ee haayadda…

Goob Joogeyaashii Caalamiga ahaa Oo Bogaadiyay Doorashooyinkii Somaliland

G oob joogeyaashii caalamiga ahaa ee kormeerayya doorashooyinkii Somaliland ka dhacay bishii May ee sanadkan ayaa si weyn ugu amaanay…

Si kastaba ha ahaatee, waxa kale oo jira qaybo ka mid ah hannaanka doorashada oo u baahan in la tayeeyo amma la horumariyo si loo hanto halbeegga caalamiga ah. Gaar ahaan hannaanka diiwaangelinta codbixiyuhu waa mid adag oo xaddidaya codbixiyayaasha, mar haddii aanuu jirin tirokoob rasmi ahina, ma qeexayo qiyaas sugan oo sheegaysa codbixiyayaasha isu-diiwaangeliyay inay codkooda dhiibtaan. Intaas waxa sii dheer, Goobjoogayaasha Caalamiga ahi waxa ay ku baaqayaan saddex is beddel: in wax laga beddelo nidaamka siyaasadeed ee xaddidaya in saddex xisbi oo keli ah loo oggol yahay in ay ku tartamaan doorashooyinka, kaas oo curyaaminaya metelaadda dimuqraaddiga ah; in la helo shuruuc ay hagayaan reer Somaliland oo xaqiijinaya metelaadda siyaasadeed ee haweenka; iyo in la helo ballan-qaad kale oo siyaasadeed oo ku saabsan jadwalka dastuuriga ah ee doorashada lagu heshiiyay si doorashooyinka soo socda loogu qabto wakhtigii loogu talagalay, meeshana looga saaro dhaqanka inta badan soo jiray ee dib u dhigista doorashooyinka Somaliland sidii horaba u dhacday. Warbixinta ugu dambaysa ee Goobjoogayaasha Caalamiga ahi waxa ay sidoo kele soo jeedinaysaa talooyin dheeraad ah, oo ay ka mid tahay kor u qaadista aqoonta cod bixiyayaasha iyo qarsoonida codaynta, tababar kii hore ka fiican oo la siiyo shaqaalaha goobaha cod bixinta, iyo kor u qaadista nidaamka tirinta iyo isu geynta codadka.

Goobjoogayaasha Caalamiga ah ee Madaxa Bannaan ee Kormeerayay Doorashadii Baarlamaanka iyo Dawladaha Hoose ee 31 kii May 2021 ayaa caawa…

Tanaasulka Jirde iyo Caydhinta Xaashi Saamayn Ma Ku Yeelan Kartaa Waddani iyo Kulmiye

Dhawaan ayay si buuxda u soo shaac baxday in aan wax boos ahi uga banaanayn xisbiga Waddani siyaasi Maxamuud  Xaashi…