October 26, 2021

October 26, 2021

Madaxweynaha Jsl Oo Kulan La Qaatay Maayarrada 23-Ka Degmo-Doorasho Ee Dalka Iyo Arimaha Uu kula dardaarmay!

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi, ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay dhammaanba maayarrada kala duwan ee dhawaan loo…

Wargeyska The Star Oo Wax Ka Qoray Wefti Somaliland ka socda Oo La Kulmay Beesha Caalamka.

Weftigii Somaliland ee uu hoggaaminaayay wasiirka arrimaha dibadda ee Somaliland Ciise Keyd ayaa Nayroobi kula kulmay waddamada bahwadaagta ah ee…

Ugaas Cabdirasaaq Koosaar Oo Ayaan Daro Ku Tilmaamay In Farogalin Lagu Sameeyo Saldanada Guud Ee beesha Subeer Awal.

Ugaas Cabdirasaaq Koosaar cali oo kamid ah Madax-dhaqameedka somaliland gaar ahaan beelaha hargaysa iyo gabiley ayaa wax lagu xumaado ku…

“Sedex Bilood Idinka Oon Joogin Ayaad Bilowdeen Hala Badalo, Maxaad Xisaabin Ma Adigaa Gudahaba Galay”Madaxwayne Biixi.

Madaxwayne Biixi oo maayarada dalka kulan uu la qaatay ka hadlayay ayaa sheegay in Dawladaha Hoosena ay xeerar Waxay Curin…

Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan Oo Tacsi Udiray Qoyska Iyo Shacabka Uu Ka Baxay Marxuum Aw Ciise Gacanloo Oo Ku Geeriyooday Magaalada Gabiley.

INAA LILAAHI WA,INAA ILAYHI RAAJUCUUN. Alle Ha,Unaxariistee Waxaa Galabta Magaalada gabiley ku Geeriyooday Marxuum Aw ciise Jaamac Qaalib oo kamid…