October 20, 2021

October 20, 2021

War-bixin Ka Digtay In Dawladda Shiinuhu Soomaaliya Ku Qasabto Inay Qaaddo Tallaabo Lid Ku Ah Somaliland, Si Loo Carqaladeeyo Xidhiidhka Taiwan!

-Todobaadkii hore Warbaahinta Shiinaha, ayaa baahisay War ay ku sheegayso in Dawladda Taiwan jid khaldan u marayso inay sii xoojiso…

Golaha Guurtida Faransiiska Oo Ka Hadlay Kulan Dhexmaray Safiirka Somaliland!

Safiirka Somaliland ee Faransiiska Md Cali Ismaaciil Xasan ayaa ku martiqaaday Guddiga Saaxiibtinimada Geeska Afrika ee Golaha Guritda Faransiiska inay…

Wiil Soomaali Ah Oo Loo Doortay Golaha Deegaanka Magaalada Torino

Wiil  dhalinyaro oo lagu magacaabo Cabdillaahi Axmed Macalin oo ah Soomaali ayaa loo doortay Golaha deegaanka magaalada Torino ee dalka…

“Waxaynu Horumar Ku Gaadhaynaa Inaga Oo Aflagaadada Iyo Cayda Iska Dayna, Oo Isku Duuban”Gudoomiye Faysal cali Waraabe,

Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali waraabe oo madal ka hadlayay ayaa ka digay hadalada aflagaadada ah ee masuuliyiintu isku…

Daraasad Caafimaad Oo Sheegtay In 6bilood Gudaheed Covid19 Somaliya Ugu Geeriyoodeen 3200 Oo Qof

Dasaarad caafimaad ayaa lagu sheegay in somaliya 6bilood gudaheed ay xanuunka coronavirus ugu geeriyoodeen 3200 oo qof. HALKAN KAGA BOGO…

Xildhibaano Katirsan Golaha Deegaanka Gabiley Oo Dacwad Ka Gudbiyay Wasaarada Arimaha Gudaha!

Qaarkamid ah xildhibaanada golaha deegaanka degmada gabiley Ee Isku bahaystay mucaaridada maayarka magaalada gabiley oo khilaafkoodu taagnaa maalmihii udanbeeyay ayaa…