October 16, 2021

October 16, 2021

DAAWO;-Maamulka Gobolka Gabiley Oo Dhagax Dhigay Wado Afar Haad Ah, Dumiyayna Guriyo Dhisan Oo Wadadu Ku Hagaagtay

: Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line 318 GABILEY(W,N)-Badhasaabka Gobolka Gabiley…

Khilaafkii Udhexeeyay Meherada Jumeera Iyo Odayaasha Xaafada Oo lasoo Afjaray!

Khilaaf udhexeeyey qaarkamid ah dad agdegan meherada jumeera iyo odoyaasha xaafada ibraahim koodbuur oo warbaahinta is weeraray ayaa lasoo afjaray…

Nin Soomaali Ah Oo Loo Haysto Dilka Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Ingiriiska

Nin ku hubeysan mindi oo ku dilay shalay xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Ingiriiska ayaa la sheegay inuu yahay muwaadin asalkiisu…

Faah Faahinta; Shil Gaadhi Oo Caawa Fiidkii Ka Dhacay Kaantaroolka Galbeed Ee Magaalada Hargaysa Oo Sobobay Dhimashada 5 Ruux Iyo Dhaawaca 8Qof!

Shilka Gaadhi Oo Caawa Fiidkii Ka Dhacay Kaantaroolka Galbeed Ee Magaalada Hargaysa Kadib Markii Ay Isku dhaceen Laba Gaadhi Oo…

Warbixin: Somaliland Oo Ku Hawlan Joojinta Ka Ganacsiga Harimacadka

     Somaliland waxaa sanadihii ugu danbeeyay ku soo kordhayay ugaadhsiga iyo ka ganacsiga sharci darradda ah ee noocyadda kala duwan…

Wasiirka Daakhiliga Oo Ka Hadlay Tallaabadii Laascaanood Lagaga Saaray Dadka Ka Soo Jeedda Soomaaliya

     Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland ayaa ka hadlay tallaabadii ay dhawaan xukuumadda Somaliland magaaladda Laascanood kaga saartay dadka ka…

Warbixin: Xaaladaha Siyaasadeed ee Ka Dhextaagan Xisbiyada Kulmiye Iyo Waddani

Home  Latest News Latest       Kulmiye oo doonaya in boodhka laga jafo jeegaantii waagu ku baryey iyo Waddani oo qaabaynaya shaxdii…

Hargeysa,(HargeisaPress)-Guddoomiyaha Xisbiga Dimuqraadiga Shacabka Somaliland Axmed Cabdala ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Munaasibada Maalinta Geesiyaasha Qaranka Somaliland oo ah Xuska 37-Guurada Maalinta Shuhadada ee SNM. Gudoomiyaha ayaa sheegay inay maalintani ka mid tahay in si weyn loo xuso oo waliba maalmaha fasaxa lagu daro isla markaana ku maalin qiimo weyn ku leh Shacabka Somaliland oo lagu tilmaamayo siday dhiigoodda iyo naftoodaba xoraynta dalka ugu hureen halgameyaashii SNM dagaaladii dalka lagaga xoraynayay xukunkii dhiig miiratadda ahaa ee Siyaad Barre. Waxaan ilahay uga baryayaa in uu ka waraabiyo naxariistii janno inta dhimatay, inta noolna, umadda Somaliland waxa waajib ku ah in ay xurmo, xasuus iyo sharafba u hayaan dhammaan geesiyaashii naftooda u soo huray dalkeena”. Ugu danbayn Guddoomiyaha Xisbiga Dimuqraadiga Shacabka Somaliland Mudane: Axmed Cabdala ayaa tilmaamay in xurmo iyo xasuus aan duugoobayn ay bulshadda Somaliland u hayso halgameyaashii ku geeriyooday dagaalkii dalka lagu xoreeyay. “Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa ummadda Jamhuuriyadda Somaliland, gaar ahaan geesiyaashii naftooda, maalkooda iyo maskaxdooda u soo huray dalka, ee uu ugu dambeeyey halgankii hubaysnaa ee SNM, maalinta Xuska Shuhadada ee 17 October darteed. Waxaanu u haynaa geesiyaashaa dhammaantood xurmo iyo xusuus aan duugoobayn”.

     Wefti uu hogaaminayo madaxweyne ku-xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta gelinkii danbe safar ku tegay magaaladda Boorama…