October 12, 2021

October 12, 2021

asiirka Arimaha Dibada Jsl Oo Ka Waramay Qorshaha Ictiraaf Raadinta Ee Uu Doonayo In Uu Ku Hago Siyaasada Arimaha Dibada

Wasiirka Cusub ee Wasaaradda arrimaha Dibedda iyo iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland Dr. Ciise Kayd Maxamed, ayaa ka hadlay jidka…

Tallaabadani Waa Ictiraaf Dahsoon, Waxa Ay Horseedi Doontaa Shaqo Abuur Dhan 53 Kun Oo Shaqo” Amb Bashe Awi

Wakiilkii hore ee Somaliland u joogay Kenya Baashe Cawil Cumar, ayaa ku tilmaamay aqoonsi dadban maal gashi ay dalal Somaliland…

Amal Bank Oo Soo Bandhigay Barnaamijka Hodmiye Ee Horumarinta Ganacsiga Haweenka

Home  Latest       Baanka Amal Banka ee gaarka loo leeyahay qaybtiisa Somaliland ayaa maanta magaaladda Hargaysa ku soo bandhigay wejigii labaad…

“Madaxweynuhu wuxuu amray in sanadkan Dhaamam badan oo haayad ama caalamka aan laga codsanin in aynu hantideen na ku qodano”

caalamka      Wasiirka wasaaradda horumarinta biyaha Somaliland Cali Maxamed Xasan, ayaa sheegay in sanadkan uu madaxweynaha Somaliland amray in dalka…

Xarunta Maaraynta Xogta Dhulka iyo Biyaha Oo La Dhagax Dhigay Hargaysa

     Xubno ka mid aha golaha wasiirradda Somaliland ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha xarunta maaraynta xogta dhulka iyo biyaha oo…