September 29, 2021

September 29, 2021

Wargayska Financial Times Oo Warbixin Dheer Ka Qoray Dedaalka Ay Somaliland Ugu Jirto Qaddiyadda Aqoonsi Raadinta Js

Wargeyska Ingiriiska ka soo baxa ee Financial Times ayaa qoray warbixin ku Wajahan Jamhuuriyadda Somaliland iyo dedaalka ay muddada soddonka…

Xildhibaan Guruuje Oo Ka Hadlay Xaaladiisa Caafimaadka Iyo Qaabkii Uu Usoo Weeraray Suldaanku+ Fariinta Uu Udiray Haayada Abniga.

Xildhibaan Axmed Nuur Yuusuf Guruuje oo kamid ah xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland oo saaka uu dhaawacyo culus soo gaadhsiiyay suldaan…

Maayarka Caasimada Oo Fariin La Xidhiidha Maalinta Ololaha Nadiifinta Udiray Shacabka Reer Hargaysa.

Mayarka caasimada hargaysa ayaa shacabka reer hargaysa ugu baaqay in ay ka qayb qaataan ololaha nadaafada caasimada hargaysa oo la…

Wafti uu hogaaminayo wasiirka arimaha gudaha Somaliland oo ay weheliyaan wasirada gaadiidka iyo wadooyinka,xanaanada xoolaha,warfaafinta iyo taliyaha ciidanka booliska ayaa…

Roobab Ka Da,ay Deegaanka Boodaale Ee Degmada Bulaxaar Oo Sobobay Khasaare Iskugu jira Dhimasho Iyo Dhaawac!

Warning: Trying to access Roob Laxaad Leh oo ka da,ay deegaanka Boodaale Ee Degmada Bulaxaar Ee Gobolka Saaxil ayaa sobobay…

Wasiirka Beeraha JSL Iyo Wefti Ka Socda Dawlada Jarmalka Oo Kormeer Ku Soo Maray Deegaano Katirsan Gobolka Gabiley Ee Uu Ka Socdo Mashruuc Biji.

Home Warar Maqalo S Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha JSL Mudane Maxamed Xaaji Cismaan Jaamac iyo Wefti uu hoggaaminayo ayaa Maanta…