September 26, 2021

September 26, 2021

Waftiyo Ka Kala Socda Dalalka Qadar Iyo Sucuudiga Oo Labadii Maalmood Ee Udanbeeyay Ku Sugnaa Caasimada Somaliland Iyo Xogaha Laga Helayo!

-Laba Wafti Oo Ka Kala Socda Dalalka Qadar Iyo Boqortooyada Sucuudiga Ayaa Labadii Maalmood Ee Udanbeeyay Soo Gaadhay Caasimada Somaliland…

Madaxweynaha Jsl Oo Sagootiyey 33-Arday Oo Ku Guulaystay Deeq Waxbarashada Sare Ah Oo Ay Ka Heleen Dalka Taiwan.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan sagootin ah la qaatay 33 (Saddex iyo soddon) Arday oo…

Somaliland: Qiimaha Raashinka oo meel sare gaadhay iyo War la’aanta Xukuumadda

     Qiimaha Maceeshadda Quutal-daruuriga ah, ayaa suuqyada Somaliland ka maraysa meel sare, sida uu qoray Wargeyska Geeska Afrika oo warbixin…

Badhasaabka Sool Oo Shir La Yeeshay Isku-duweyaasha Wasaarradaha Ee Gobolkaasi

     Badhasaabka gobolka Sool C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa shir la yeeshay dhamaanba isku-duweyaasha wasaarradaha iyo haayadaha dawladda ee  ka hawl…

Wasaaradda Caafimaadka Oo Wacyigelinta Xanuunadda Gaadhsiinaysa Deegaamadda Miyiga

     Agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa maanta magaaladda Hargaysa ka furay kulan looga gol leeyahay sidii wacyigelinta caafimaadka…

Maayarka Buuhoodle Oo Bulshadda Deegaanka Dogoble U Balan Qaaday Dhismaha Dugsi Waxbarasho iyo Xarun Caafimaad

     Maayarka degmadda Buuhoodle Khadiija Axmed Aadan, iyo wefti ay hogaaminayso oo maalmahanba safar shaqo ku maraysay deegaamo ka tirsan…

Jaaliyadda Somaliland Ee Turkiga oo Casuuntay Weftigii Ka Qayb galay Shirkii Ganacsiga

     IJaaliyadda reer Somaliland ee degan wadanka Turkiga ayaa casho sharaf u samaysay wefti ka socday dawladda Somaliland oo dalkaasi…

Xisbiga Dimuqraadiga Shacabka Somaliland oo lagaga dhawaaqay Wadanka Holand

     Guddoomiyaha Xisbiga Dimuqraadiga Shacabka Somaliland Axmed Cabdala ayaa waxa uu sheegay in sababaha Xisbigan loo aasay ay tahay sidii…