September 23, 2021

September 23, 2021

Kulan Ku Saabsan Mashruuca JPLG Oo Burco Lagu Qabtay

     Kulan lagaga arrinsanayay mashaariicda horumarinta gaar ahaana caafimaadka iyo waxbarashadda ee mashruuca loo yaqaano JPLG ayaa maanta ka qabsoomay…

Shan Ceel Biyood oo Laga Dhagax Dhigay Deegaanka Dhaboolaq

     Shan ceel biyood oo cusub ayaa laga dhagax dhigay deegaanka Dhaboolaq oo ka tirsan degmadda Faroweyne ee gobolka Maroodijeex.…

Hargaysa: Kulan Lagaga Hadlayay Ka Ganacsiga Harimacadka Oo La Soo Gebagabeeyay

Home  Latest News      Munaasibad lagu soo xidhayay kulan lagaga hadlayay la dagaalanka ka ganacsiga Harimacadka ayaa xalay lagu soo gebagabeeyay…

Ururka SOLJA iyo Jaamacadda Unity Ee Kenya Oo Heshiis Wada Gaadhay

     Ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA iyo jaamacadda the Unity ee dalka Kenya ayaa maanta heshiis ku kala saxeexday magaaladda…

Munaasibad Ku Saabsan Xanuunka Festula Oo Boorama Lagu Qabtay

Home  Latest News Latest       Kulan la xidhiidha xanuunka Festula ee haweenka ku dhaca ayaa maanta lagu qabtay magaaladda Boorama. Waxaana…

“Waa in aan dagaalka laban laabnaa joojinta ka ganacsiga Harimacadka”

     Wasiirka wasaaradda deegaanka Somaliland ayaa maanta soo gebagabaysay tababar muddo shan maalmood ah ka socday magaaladda Hargaysa. Tababarkaasi oo…

Siyaasi Bookh Oo Canbaareeyay Xadhiga Lagula Kacay Weriye Gabiley Lagu Xidhay

Home       Soyaasi Maxamed C/laahi Bookh, ayaa canbaareeyay xadhiga weriye Maxamed Cabdi Cumar, oo maanta lagu xidhay magaaladda Gabiley. Kadib…