September 13, 2021

September 13, 2021

Wasaarada Xanaanada Xoolaha Jsl Oo Sheegay In Dalka Keenayso Gaadiidka Gurmadka Xoolaha.

Wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha iy kaluumaysiga somaliand ayaa qalab uqaybiyay  gobolada dalka kaasi oo ah talaagado, isaga oo sidoo kale…

Xukuumadu Iyadaa Ayaa Dayacday Amaanka Magaalada Laascanood” Xildhibaan Qaasim. “

“Xukuumadu Iyadaa Ayaa Dayacday Amaanka Magaalada Laascanood” Xildhibaan Qaasim Oo katirsan golaha wakiilada somaliland ayaa si adag uga hadlay xildhibaan…

Madaxwaynaha Jsl Oo Taliyaha Ciidanka Qaranka Ka Tacsiyadeeyay Geerida Ku Timid Hooyadii.

TACSI MADAXWEYNE: 13/09/2021 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa,…

Ciidanka Booliska Jsl Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Caasha Badhi Laga Dhoofinayay Madaarka Hargaysa Oo Ay Gacanta Ku Dhigeen.

Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line 318 HARGAYSA(W,N)-Ciidanka Booliska Somaliland ayaa…

LATEST NEWS Madaxwaynaha DDSI Oo Munaasibad Casho Ah Qarsiga Madaxtooyada Ugu Sameeyay Waftigii Culimada Ahaa Ee Uu Hogaaminayay Sh. Cabdirashiid Cali Suufi.

Madawaynaha dawlad deegaanka somalida mustafe muxumed cumar (mustafe cagjar) ayaa caawa qasriga madaxtooyada ee magaalada jig jiga casho sharaf ugu…