August 31, 2021

August 31, 2021

Dawlada Emaraadka Carabta Oo Dalal Ay Somaliland Ku Jirto Ufasaxday Dadkooda Fiiseyaasha Booqashada Oo Hore Ay U Joojisay!

Dawladda Imaaraadka Carabta, ayaa Isniinta Shalay oo ku beegan 30-ka bisha August, 2021 dib u bilaabaysa Bixinta fiisooyinka Dadka Dalalka…

Xisbiga Wadani Oo Ka Dareen Celiyay Kulankii Uu Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Layeeshay Xildhibaan Barkhad Batuun.

Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari oo kamid ah Masuuliyiinta sar sare ee xisbiga mucaaridka ah Ee wadani ayaa Dareen Celiyay kulan…

Shirkada Super Transportation And Logistics: Oo Adeegyo Casri Ah Kusoo Kordhisay Socdaalka Gaadiidka Oo Hargeysa Lagu Daah-Furay

Super Transportation And Logistics oo ah Shirkad cusub oo nidaam casri ah ku soo kordhisay Adeegyada Socdaalka iyo qaadista Alaabooyinka…

Sannad Guurada 5aad Ee Ka Soo Wareegtay Aas-aaskii Saryan Museum Iyo Bandhiga Buugg Koobsanaya Taariikhda Aas-aasaha Madxafka Oo Lagu Qabtay Xarunta Guud Ee Saryan. + SAWIRRO

     Munaasibad balaadhan oo lagu xusayey sannad guurada shannaad ee ka soo wareegtay aas-aaskii madxafka keydka taariikhda Jamhuuriyadda Somaliland iyo…

Waa in la soo celiyo barnaamijkii qanci dadkaaga si bulshadu loogu soo bandhigo waxyaabaha ay qabteen”

     Wasiirka wasaaradda beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed, ayaa ku taliyay masuuliyiinta xukuumadda ee xilalka haya looga baahan yahay in…

Somaliland Oo Shaacisay Inay Si Xawli ah U Korodhay Tiradda Dhimashada Covid-19

     Xukuumadda Somaliland ayaa shaacisay todobaadkii u danbeeyay ay sare u kacday kiisaska iyo faafitaanka xanuunka CoronaviruWasirka wasaaradda caafimaadka Somaliland…

Daraasad Lagu Hubinayay Tayadda Biyaha Ay Wershaduhu Sifeeyaan Oo La Soo Bandhigay

     Waxaa maanta magaaladda Hargaysa lagu soo bandhigay Daraasad lagu eegayey Tayada biyaha Mooya-sixada ee ay soo wershaduhu soo saaraan.…