August 24, 2021

August 24, 2021

Wasaarada Hawlaha Guud Oo Shaacisay In Ay La Wareegayso Dhulka Danta Guud Iyo Guryaha Dawlada Ee Magaalada Burco,

Wasiirka wasaarada hawlaha guud ee Somaliland oo safar ku jooga magaalada brco ayaa soo kormeeray goobaha dawlada ee magaalada burco…

Somalilad: Kulan Ku Saabsan Siyaasadda Beeraha Oo Hargaysa Ka Furmay

     Agaasimaha guud ee wasaaradda horumarinta beeraha Somaliland Rooble Cabdi Muuse, ayaa maanta magaaladda Hargaysa ka furay kulan-hawleed Lagaga hadlayo…

Wasiirka Maaliyadda Oo Gabiley Ka Daah-furay Barnaamijka PFM-ka

     Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Somaliland ayaa maanta magaaladda Gabiley ka daah-furay barnaamijka lagu tababarayo shaqaalaha mashruuca PFM ka ee horumarinta…

Wejiga Saddexaad Ee Talaalka Covid-19 Oo Laga Daah-furay Laascaanood

     Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa maanta magaaladda Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ka daah-furtay wejigii saddexaad ee talaalka caabuqa Covid-19.…

Wejiga Labaad Ee Talaalka Covid-19 Oo Ka Bilaabmaya Somaliland

     Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa shaacisay in dhawaan dalka laga bilaabayo wareegga labaad ee talaalka xanuunka Coronavirus kaasoo daba socda…