August 20, 2021

August 20, 2021

Warsidaha The Independent Turkish oo Warbixin Ka Qoray Hannaankii Somaliland U Waajahday Xakameynta Covid-19

     Warsidaha The Independent Turkish, ayaa  warbixin uu ka qoray caqabadihii Afrika soo wajahay xiligii uu Adduunka ku faafay Xannuunka…

Canada: Soomaaligii Ugu Horreeyay oo Ka Mid Noqday Baarlamaanka Gobolka Nova Scotia

     Cali Ducaale oo qaxooti ahaan ku tagay dalka Canada, ayaa noqday qofkii ugu horeeyay ee Muslim ah, Soomaali ah…

Maayarka Baligubadle oo Xukuumadda Dhexe Bogaadiyay

     Maayarka degmadda Baligubadle ee gobolka Hawd Maxamed Cabdi Maxamuud (Shiine), ayaa xukuumadda dhexe ee Somaliland ku bodaadiyay in ay…

Fannaan Cabdiraxmaan Dheere oo Maanta Lagu Aasay Magaalada Boorama

     Waxaa maanta magaalada Boorama aas qaran loogu sameeyay alle ha u naxariistee Fannaankii weynaa ee Cabdiraxmaan Cismaan Maxabbe (Cabdiraxman…

Badhsaabka Sool Oo xadhiga Ka Jaray Laba Ceel Biyood+Sawirro

     Badhsaabka gobolka Sool C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa maanta xadhiga ka jaray laba Ceel biyood oo laga hergelliyey deegamada Gol-Janno…

Erdogan oo Wacad Ku Maray In Aanu Turkigu Noqon Doonin Meel Yurub Loogu Keydiyo Qaxootiga

     Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan, ayaa ku boorriyay waddamada Yurub inay qaadaan mas’uuliyadda muhaajiriinta ka imanaya Afghanistan, isagoo intaas…

Soomaaliya oo Is-hortaagtay Diyaaradaha Flydubia iyo Air-arabia Inay Somaliland Duulimaadyo Ka Sameeyaan

Home  Latest News Latest News Soomaaliya oo      Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa is-hortaagtay Diyaaradaha Flydubia iyo Air Arabiya inay duulimaadyo…