August 12, 2021

August 12, 2021

Maamulka Dawlada Hoose Ee Degmada Boorama Oo Fuliyay Olole Nadaafadeed!

Maamulka dawlada hoose ee degmada boorama oo uu horkacayo maayarku ayaa saaka fuliyay olole lagu nadiifinayo magaalada laguna ururinayo qashinka.…

Xisbiyada Mucaaridka Oo Ka Hadlay Xadhiga Wasiirka Gaashaandhigu Kula Kacay Maareeyihii Tvga Bada Cas Iyo Xubno kale!

Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line 318 HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiin katirsan xisbiyada mucaaridka…

Amisom Oo Sheegtay In Baadhitaano Ku Samaynayso Dad Ciidamadeedu Ku Laayeen Gobolka Shabeelaha Hoose

Howlgalka Midowga Africa ee Soomaaliya ee AMISOM ayaa sheegay inay billaabeen baaritaan ku saabsan dhacdadii lagu dilay todoba qof oo…

DAAWO;-Qoraa Boobe Oo Ka Waramay Qaabkii Muj Lixle Ujabiyay Jeelka Madheera Iyo Doorkii Uu Ku Lahaa Guulihii SNM!

-Qoraa Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (boobe) oo kamid ah saraakiishii bud dhiga u ahayd hlagankii jabhadii SNM Ku xoraysay gayiga Somaliland…

DAAWO;-Dadwaynaha Deegaanka Maqaaxida Inanta Oo Siwayn Uga Cawday Dhul Boob Iyo Tacadi Uu Ku Hayo Xildhibaan Hore Iyo Baaq Ay Udireen Madaxwayne Biixi Iyo Maayarka Caasimada!

“Maayarka Caasimada Waxaanu ka codsanayaa In Uu Deg Deg Noosoo Gaadho,Nagana qabto dadkan magacii dawlada hoose ku shaqaynayna ilayn magaaladu…