July 29, 2021

July 29, 2021

Hoggaamiyeyaasha Mucaaradka oo Eedaymo Culus Ujeediyay Madaxweyne Biixi

     Hoggaamiyeyaasha xisbiyada mucaaradka Somaliland ee UCID iyo WADDANI oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Hargeysa, ayaa waxaa ay eedaymihii…

Barakac Ka Socda Gobollada Amhara iyo Tigray Ee Ethiopia

     Ilaa 5 kun oo qaxooti Ethiopian ah, ayaa la filayaa in maalmaha soo socda ay ka gudbaan xadka Sudan,…

daxweyne Biixi oo Ka Qaybgalay Madal Lagu Soo Bandhigay Maandooriye

     Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay munaasibad ay ciidanka Boolisku bulshada ugu soo bandhigayeen tiro badan oo…

Guddoomiye Cirro oo Dalbaday Baadhis Ku Saabsan Arrinta Xildhibaan Mustafe

Home       Hargeysa (Hargeisa Press) – Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxammed Cabdillaahi (Cirro), ayaa waxaa uu markii…

Xildhibaanadii Ugu Horreeyay Aqalka Sare Ee Soomaaliya oo La Doortay

     Xildhibaanadii ugu horreeyay ee Aqalka Sare ee baarlamanka Soomaaliya, ayaa maanta lagu doortay magaalaada Kismaayo ee xarunta maamul goboleedka…