July 28, 2021

July 28, 2021

Taiwan oo Somaliland Ugu Deeqday Qalab Loogu Talo Galay Dab-demiska

Home  Latest News Latest       Dowladda Taiwan, ayaa waxaa ay Somaliland ugu deeqday qalab loogu tala galay dab-demiska, kaasi oo gacan…

Badhasaabka Xaysimo Oo Dhagax Dhigay MCH Laga Dhisayo Degmadda Xallin

     Badhasaabka gobolka Xaysimo C/rashiid Maxamed Axmed (Xiir), ayaa maanta degmadda Xallin ee  ka tirsan gobolkaasi ka dhagax dhigay xaruntii…

Badhasaabka Sanaag Oo Kormeeray Cusbitaalka Guud Ee Ceerigaabo

     Guddoomiyaha gobolka Sanaag Eng. Axmed Cismaan Xasan,  iyo masuuliyiin kale ayaa maanta kormeer kedis ah ku tegay cusbitaalka guud…

Maayarka Gabiley Oo Mar Kale Ku Baaqay Olole Nadaafadeed

     Maayarka magaaladda Gabiley Maxamed-aamiin Cumar Cabdi, ayaa mar kale ugu baaqay bulshadda ku nool magaaladaasi in ay dawladda hoose…

Xildhibaan Shaaciyay In Loo Adeegsaday Sirdoonka Dalka Itoobiya

     Xildhibaan Xildhibaan Mustafe Axmed Cabdillaahi oo xisbiga KULMIYE uga soo baxay gobolka Sool, ayaa eedaymo culus u jeediyay xukuumadda…

Wasiirka Beeraha Oo Hadhimo U Sameeyay Xildhibaanadda Kulmiye Ee Golaha Wakiiladda

Home  Latest News Latest       Wasiirka wasaaradda beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed, ayaa maanta Hadhimo Sharafeed u sameeyay xildhibaanadda cusub ee…

Waxaa lagu soo qaatay $180,000 qayrul-masuulnimo weyn iyo dulmi baa dhacay

     Maayarka Laascaanood ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay inuu muddo gaaban ku bur-burro garroonka Kubbadda cagta ee Cabdi Bille…

Xildhibaan Faratoon Oo Rejo Weyn Ka Muujiyay Inuu Guulaysanayo

     Xildhibaan Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), oo u tartamaya kursiga guddoomiyaha golaha Wakiiladda cusub ee Somaliland ayaa rejo weyn…